Wararkii ugu dambeeyey dagaalka Guriceel iyo taliyeyaal sare oo ku dhintay

Xaalada degmada Guriceel ayaa caawa yara degan ka dib dagaalo maalintii labaad galay oo maanta halkaas ku dhexmaray ciidamada DF iyo kuwa Galmudug oo dhinac iyo maleeshiyo taabacsan Ahlu sunna. Inta la ogyahay Saraakiil ciidan oo labada dhinac ah iyo dad shacab ah ayaa dhimasho iyo dhaawacba kasoo gaarey dagaalka Guriceel oo caawa la isku … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey dagaalka Guriceel iyo taliyeyaal sare oo ku dhintay